Radio Hargeysa
 RadioHargeysa24.com
Radio Hargeysa Codka Shacabka
        Si Toos Ah U dhageyso.
Studioyaha Radio hargeysa
 
  

JADWALKA CUSUB RADIO HARGEYSA CODKA SHACABKA:-

Jadwalkani ayaa wuxuu noqon doonaa wakhtiga magaalada Hargeysa ee caamida Somaliland.

6:00AM-12:00PM -           12:00PM -7:00PM                         7:00PM         6:00AM
Koraan Kariim & Muhaadaroyin. Warar Wareysiyo,barmaamijyo Ruwaayado Iyo Heeso diiran , Xayasiis.

Barmaamijyada soo socda Dhawaan:

Sabti: Arimaha Bulshada. 

Axad: Riwaayado,Sheekooyin.

Isniin:Barmaamijka Waxan u Soo Joogey.

Talaada:Barmaamijka Arimaha Siyaasada Somaliland iyo Wareysiyo xiiso leh.

Arbaca:Barmaamijka Codkeygu waa xor ay dhageystayaashu na soo wici doonaan.

Khamiis: Barmaamijka Ciyaaraha & Salaamaha

Jimco: Barmaamij Diini ah ,Koraan Muhaadaro, Duruus, Iwm.

Barmaamijkayadan iyo guud ahaanba idaacadu waxay ku bixi doonaan Live ama Toos

Wixii Faahfaahin ah kala soo xidhiidh. info@radiohargeysa24.com